|

Daawo Bilicda iyo Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Caasimadda Hargeysa Laga Soo Duubo.

Hargeysa,5Aug,2015(QJ/SDN)-Hargeysa waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay kulmisaa kumanaan qof oo reer Somaliland iyo ajanabi kalaba ah. Haddaba magaalada hargeysa ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku tallaabsanaysay horumar dhan walba ah. Muuqaal laga soo duubay badhtamaha magaalaga ayaa muujinaya sida ay magaaladu u horumartay. Saxmadda gaadiidka, dhismayaasha dhaadheer ee ka sammeysan muraayadaha ayaa kuu muuqanaya.

Haddaba Halkan ka Daawo Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Hargeysa.

Comments are closed