DAAWO: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco
Burco,26,7,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa maanta ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo xukun ay ridday maxkmadda Milatariga Somaliland – kaasi oo ahaa 8-ruux oo shacab ah oo lagu xukumay Dil.
Haddaba halkan hoose ka daawo Badhasaabka gobolka Togdheer oo ka warbixinaaya mudaharaadkaasi.