DAAWO: Maxeey yihiin caqabadaha ku gudban nidaamka Doorasho ee Qof iyo Cod in laga hirgeliyo Puntland
London October 24, 2022 (SD) – Aqoonyahan Maxamed Baldho oo dhawaan laba maqaal ka qoray hanaanka doorashooyinka Puntland oo haatan wejahaya caqabado. Baldho ayaa qoraaladiisa raaciyay xal looga gudbikaro caqabadaha.