|

Daawo: Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Maanta Ka Hadlay Hawada Somaliland Ee Dawlada Somalia Gacanta Loo Galiyey Iyo heshiisyada Ay Xukuumadu La Soo Gasho Shirkada Macdanta Baadha

Untitled

Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga wadani xildhiban ibraahin mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay  hawada somaliland ee somalia lagu wareejiyey  sidoo kale waxa uu xildhibaanku  ka hadlay  heshiisyada ay xukuumadu la soo gasho shirkadaha baadha shidaalka somaliland iyadoo aanay waxa ay  kula heshinayso  aany umada u soo bandhigin

Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed