Daahir Riyaale”Dal Iyo Dad Mid ah Ayaan Kugu Wareejiyey “CabdiRaxaman Tuur-Halgan Laga Quustay Iyo Jabhaad Niyad Jabtay Ayuu Silaanyo Igu Wareejiyey
salaan dhamaan saxaafada xorta ah iyo akhriistaaysha sharafta leh
aduunka taariikhadu waa ma guurto manaa hadho- oo inta badan dib ayaa logu noqodaa waxaa ayaanu eegii doona sooyaalkii taariikheed ee dalkan iyo dadkannii soo mareen ,waxa ayanu ku horeeyn doona xilgiii halganka lagu jiray iyo waxaa laga xasuusto ,silaanyo waa hogaamiiyahii ugu waqtiga dheera S.N.M balse aan ku guuleysan wixii lo igmaday balse uun Hogaanka Hayeey isaga oo aan gaadhsiin halkii laga doonayeey iyo in mar uun ummaaddu heesho in ay dalkoodii hooyo ku guryo noqodan taasii marka waxaa aay noqotay wax aan la gaadhii kariin ama see la helli kariin , waxaa isna xilka kala wareegay ,C/Raxaman Tuur A.H.U,N taariikhadu markii aay ahayd bishii abriil 1989kii waxaa aynu soo qadaan doona hadal koobaan oo cabdiraxamn TUUR halka ka sheegay markiii uu xilka silaanyo kala wareegay waxa uu yidhii CABDIRAXAMN TUUR hadlkan ( gudoomiye silaanyo wuxuu igu wareejiyeey halgan laga quustay iyo jabhaad niyad jabtay oo uu bahaan maanta in loo soo nooleeyo niyaadoodii iyo qalbigoodiiii ) sida waxaa yidhii mujhiid cabdiraxamn tuur alle godka ha uu nuuriyo
waxaa aaynu eegii doonaa wixii waqtiga ka danbeeyaay iyo hungoowgiii laga la kulmey silaanyo oo maanta aynu arkaynu .silaanyo wuxuu asaasay urur la yidhahado kulmiye kaasoo uu hawshiisa galay geeridii maraxuun M.H.I.Cigaal dabaaddii basle silaanyo uu ku guuleystay in ururkii kulmiye ka mid noqodo xisbiyaddii qaranka ee xiliga loo tartamayeey mar kale ayuu silaanyo ku soo noqooday saxaada siyaasada ila uu ka gaadhay xilka maanta ugu sareeya dalka oo ah madaxweynenimo hasayeeshe silaanyo weli waxaa daba -socda in aanu gaadhiinn guul siyaasadeed oo ah in uu dalka gaadhsiyo halkiii la doonayeey ama uu dalka uu keeno guulo lagu naasto balse sidiii S,N.M aay ahayd oo kale ayaa maanta shacabka somaaliland ka muuqda hada-baa aynu soo qadaano hadalkii maraxuun C/R/Tuur mid la mid ah oo uu yidhii M/W/Hore ee somaliland Daahir Riyaale Kaahin kaaso ahaa sidaan ( waxaa aan kugu wareejiinayaa dal iyo dad mid ah oo isku xidhan madaxweyne ee ku soo dhawoow oo isku hay) waa hadalkii maalinta goobta laga sheegay ee uu yidhii daahir riyaale
waxaa isweydiin mudan maxa ka danbeyay ? mee dalkii iyo dadkii isku xidhnaa ee xiliga la sheegayay waxa aan filayaa in aanay maanta taa waxba ka jirin oo aynu arkayna in labadii qof ee saaxiibka ahaa anaay maanta sidii hore ahayn waxa aaynu arkyenaa in dalkii maanta qaarka uu saranyahay in lagu kala yaaco haddii aan laga gaadhiin silaanyo iyo kooxadisa. gebogebadii iyo gunaanadkii waxaa aan ummada ugu baaqayaa in aay fadhiga ka kacaan una diyaargaroban in maanta dalku uu bahanyahay in lo gurmado dhinaca welba logu gurmado haddii aay caqli tahay iyo haddii aay tallo tahay baa wixiii inta ka danbeeynaa aan lagu eegaan kariin dalka
waa bilaahi towfiq
Qalinkii Cantar Kidaar Cune