|

Cuqaasha Beesha Maxamed Case (Samaroon)oo Soo Bandhigay Halka Hubkii la Qabtey yaaley+Cida laheyd+Sababtay u halkaasi u yaaley’ DAAWO

Boorama 12.June 2015 (SDN/QJ)-qaar katirsan odayaasha Beesha Maxamed Case ee Samaroon oo ka hadley Hubkii La qabtay iyo Cida laheyd iyo Sababta uu halkaasi u yaaley Muddada Badan.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal ayaa doraad sheegay in hubkan ay leeyihiin kooxaha Argagixisada

 

Comments are closed