|

Culaysyo dhinacyo badan kaga Yimid Xukuumada oo Sababay in Dib loo Furo Maktabadii Gaandi oo Markii hore la Iibiyay DAAWO

Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa dib loo furay Maktabada akhriska ee Gaandi ee Magaalada Hargaysa taas oo Maalmihii Xidhnayd Kadib Markii Sida la Sheegay Xukuumadu ay ka iibisay Nin ka Mid ah Ganacsatada Hargaysa.

Xidhitaanka Maktabada Akhriska ee Gaandi ayaa dhalisay Guux dadweyne oo lagu diidan yahay in Maktabadaas la iibiyo maadaama ilaa haatan aanay Jirin Meel kale oo dhallintu ay ka heli karaan Wax akhrist.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed