‘’Codka Hala Siiyo oo Ha La Taageero Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen’’ Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Maxamed C.laahi Uurcade Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa Shacabka ugu Baaqay inay Taageero iyo Cod-ba siiyaan aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen.