|

C/kariim Axmed Mooge Oo Bannaanka Soo Dhigay Fadeexado Dul Hogonaya Xukuumada Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Mooge ayaa badka soo dhigay fadeexado maamul oo xagal daacinaya nidaamka shaqo ee xukuumadda iyo ku tagri fal hantida qaranka.
Cabdi Kariin Axmed Mooge Waxa uu sheegay inaan loo dul qaadan doonin Wasiir qaata 1500 oo dollar uu hada Isticimaalo lacag aad u badan taas oo ah Si xun u adeegsiga hantida qaranka Waxaanu dadweynaha ku booriyay in Mas’uul kasta sida ay u arkaan ay ula shaqeeyaan.

Comments are closed