Ciyaar Xiiso badan oo dhex Martay Dalalka Somaliland iyo Panjap Iyo Natiijadii ay ku dhamaatay DAAWO
Abkhasiya 01.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Abkhasiya ka Socda Tartan Ciyaareed ay ka qayb qaadanayaan 12 Dal oo Caalam ka Tirsan Isla markaana aan haysan Aqoonsi buuxa.
Dalalkaas Waxaa ka mid ah Somaliland oo Mudo 25 Sanno ah Baadi Goob ugu Jirta inay Aqoonsi ka hesho dunnida Dimuquraadiga ah.