“Citiraafka Somaliland Wuxuu ka Wada Maqan yahay Ummada Somaliland Qof Qof ayuu uga Maqan yahay” Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye DHAGAYSO/DAAWO
Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayay Shir Lagu falanqaynayay qorsheyaasha iyo himiladda siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa sheegay in Citiraafka Somaliland uu ka maqan yahay Bulshada Somaliland oo dhan .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MaxamedKaahin17(1).mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE KU XIGEENKA 1AAD EE XISBIGA KULMIYE
Sidoo Kale Waxaad Halkan Hoose ka Daawan kartaan Muuqaalka Hadalka Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed