|

Cismaan Awr liqe oo Ka Xog Waramay Sababtii loo Xidhay iyo Sii dayntiisa Maanta {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.June (SDN) Cismaan Awr Liqe oo hore u ahaa Agaasimaha Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxtooyada Somaliland ayaa Maanta Xoriyadiisii dib loogu soo Celiyay Isaga iyo Laba Wiil oo uu dhalay oo Laba Habeen ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe ee Caasimada Hargaysa .

Cismaan Awr Liqe ayaa Xili danbe oo Habeenimo Waxaa Ciidamada Hawl galada Gaarka ah u Tababaran ee RRU-du ay ku Jebiyeen Gurigiisa oo ku Yaala Xaafada Xero Awr waxaanu Maanta Markii Xoriyadiisa dib loogu soo Celiyay uu Warbaahinta ugu Waramay Sidii ay Wax u Dhaceen, Cida uu filayo inay ka danbaysay amarka soo qabashadiisa,Hadal ka soo Yeedhay Taliyaha Booliska oo ku eedeeyay in Cismaan Awr Liqe uu Hor Istaagay Hawl gal ay Ciidanku Samaynayeen iyo Arrimo kale oo door ah.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AWRLIQE.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed