Ciiidanka Booliska ee Gobolka Sool oo Gacanta Ku dhigay Laba Gacan Ku Dhiigle Oo Magaaladda Laascaanood Ku Dilay Nin Ganacsade ah & Taliska Booliska oo Baaq u Diray Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO
Laascaanood 20. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo kaashanaya Ciidanka Milatariga aagaasi ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan laba gacan ku dhiigle oo lagu eedaynayo in ay ka dambeeyeen dilka Ganacsade la odhan jiray Cabdinaasir Cumar Shaacuur oo lagu dilay magaalada laasacaanood dhexdeeda.