|

Ciidanka Booliska ee Magaalada Laascaanood oo Gacanta ku Dhigay Khamri Tiro badan DAAWO

Laascaanood 22.June 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Gacanta ku dhigay Maandooriyaha Khamriga oo si Qarsoodi ah loo gelinayay Magaaladaasi.

Comments are closed