|

Ciidan ka Tirsanaa Ciidamada Asluubta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Maanta Ka soo Goostay laguna soo dhaweeyay Laascaanood Daawo

Laascaanood 09.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Asluubta Maamul Goboleedka Puntland Kana  Soo Goostay Maamulkaas Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Sool.

Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidankan ka soo goostay Maamul Goboleedka Punt land ee go’aansaday inay dadkooda iyo dalkooda wax la qaybadaan ay ku biiri doonaan Ciidanka isla markaana Mushaharkooda heli doonaan bil kasta 27 keeda.

Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka mid ah Golaha Guurtida ayaa isaguna sheegay inay Xukuumada Somaliland ka go’an tahay wax u qabashada dadkeeda.

Laascaanood SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed