|

Ciidamadda Amaanka Somaliland oo Si Cad u diiday Fulinta amar lagu Sii Day’nayay Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo Todobaad Xidhan,Nuxurka Eedaynta Xukuumadda & Dhawaqa Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanka DAAWO

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamadda Amaanka ee Somaliland ayaa Si Cad u hor istaagay Qaraaro ay Maxkamadda Racfaanka iyo ta Sare ka Soo Saareen Weriye Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo haatan ah Agaasimaha Telefishanka Star Tv.

Ilaa maanta waxa ururka SOLJA, ururada bulshada rayidka ah iyo dad kale ay joogeen xarunta CID horteeda iyaga oo sugaya in la fuliyo amarka maxkamadaha dalka,Waxaana Dheg loo Dhigi Waayay Go’aamadii Maxkamaduhu ka Soo Saareen Xadhiga Maxamed Baashe X.Xasan.

Comments are closed