” Ciidamada Amisom Ee Soomaaliya Dawlado Kale Ayaa Ku Shaqaysanaya, Oo Mushahar Wanaagsan Bay Qaataan, guryo Wanaagsan bayna ka dhisteen …” Prof. Samatar DHAGAYSO
Washington, 28 June, 2015 (SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Xeesha dheer u leh Siyaasada Somaliya iyo Gobolkaba, ayaa beeniyay inay hoos u dhacday awooddii Ururka Al Shabaab, ka dib weerarkii uu dhiigga badani ku daatay ee Jimcihii kula wareegeen Xeradii Ciidanka Amisom ee Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA PROF SAMATAR
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Profsamatar28.mp3″]
Washington SDN/QJ