Cheif Caaqil Rashiid M.Jaanbiir oo Tilmaan ka Bixiyay Sida ay Qaraxyada Hargaysa Saamaynta ugu Yeelatay Nabadgalyada DAAWO
Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Cheif Caaqil Rashiid Maxamed Jaanbiir oo Ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Waxa uu Sheegay in Nabadgalyada Caasimada Cidkasta oo Khal Khal Gelinaysa inaanay u dul qaadan doonin .
Cheif Caaqilkani Waxa uu Xukuumada u soo Jeediyay In looga baahan yahay sidii ay u Gudan lahayd doorkeeda kaga aadan Xaqiijinta amaanka Hadalka Cheif Caaqilka ayaa ka danbeeyay kadib Qaraxyo la soo Farsameeyay oo Bulshada Caasimadu u taqaan Shaani oo ka dhacay Hargaysa .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com