|

” Car Waa Ninka Calanka KULMIYE Xaafada Axmed Dhagax Keena,Muuse Biixina Markasta oo uu Hadlo Boqol Kun oo qof ayaa ka Go’a ” Mujaahid Ooto DAAWO.

Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Ooto biixi ayaa ka hadlay Shirkii lagu doortay Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye,Waxa uu si ba’an u Weeraray Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu sheegay in aanay Cadaalad u maamulin Shirka Kulmiye.
Ooto Biixi Waxa uu sheegay in Gudoomiye Muuse Biixi daqiiqadii u horaysay ee doorashadiisa uu galay Khaladkii Kowaad kaas oo ku macneeyey Mid uu Caado u leeyahay,Isagoo intaas ku daray in Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye uu ka Hiiliyey Madaxweyne Siilaanyo oo uu isna ku sifeeyay mid Muujiyey Cunsuriyada beesha dhexe lagu yaqaan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed