|

Cadayn Muujinaysa in Cabdi Kariin Qalbi Dhagax aanu Isagu Si Iskii ah Isugu Dhiibin Dawlada Itoobiya Balse Loo Gacan Geliyey DAAWO

Addis Ababa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya oo ka jawaabeyso codsigii RW Kheyre ee ahaa in G/Sare Cabdikariin Qalbi dhagax uu isaga iskii isku soo dhiibay kaddib markii aay ku qancisay dowladda Soomaaliya.

Photo Cabdikariin Qalbi dhagax oo Katiinad Gacmaha Iyo Lugaha Lagaga Xidhay

G/Sare Qalbi dhagax ayaa si xoog ah looga kaxeeyay magaalada Muqdisho inta aanan la gelin gacanta Itoobiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska waxaa horjoogeyaal ka ahaa

RW Xasan Cali Kheyre

Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloshe

Fahad Xaaji Yaasiin

Cabdirasaq Shoolle

Taabid Cabdi

Comments are closed