Cabdi iley:ONLF waxaanu ka soo dhicinay xoolo faro badan oo ay dhawaan dheceen
jig Jiga August 11,2013(SDN)-Madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Muxumad iley ayaa shir jaraaid oo uu Ku qabtay magaalada Jig Jiga Wada uu Ku shaaciyay in ciidamada amaanku dib gacanta ugu soo dhigeen Xoolo dhawaan ay jabhada ONLF ay ka dheceen degaanka Soomaalida Itoobiya.
Madaxweyne Cabdi iley Wada uu sheegay in xoolahaasi ay Kala ahaayeen 1800 oo Ari ah iyo 560 Geel ayaa.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xoolahaasi ay ciidamada amaanku Jabhada ONLF ka soo ridden isla markaana dib loogu celinayo shacabkii lahaa.
Odey dhaqameedyada beelaha Soomaalida Itoobiya ayaa lol xil saaray in xoolaha ay dadkii lahaa iyagu baaraan ka dibna ay u celiyaan.
Jabhada ONLF ayaan ilaa haatan wax hadal ah ka soo saarin xoolahan la sheegay in ay dhaceen EE lags soo today.
SDN-Jig jiga
contact@somalidiasporanews.com