|

Cabdi Good oo la weydiiyay Su’aal uu Jawaab u waayay oo ku saabsan Codad si qarsoodi ah looga duubay,iyo Inuu Maanta Xaas leeyahay DAAWO

London 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca afka Somaliga Cabdi Good Cabdi ayaa la Weydiiyay Su’aalo ku Saabsan Codad si hoose looga duubay oo lagu faafiyay Baraha ay Isticimaalaan Bulshadu kuwaas oo uu ku dooday in laga been abuuray kana gaabsaday inuu si Mug leh uga hadlo.

Cabdi Good Cabdi oo Marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga Telefishanka Somali Channel ayaa la weydiiyay Tirada Caruurtiisa iyo inuu haatan xaas leeyahay iyo in kale .

London SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed