|

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo Lagu Qabtay Xuska 20-ka Ginbood ee 26 Guuradii ka soo Wareegtay Markii Xukunka la Tuuray Taliskii Dhergiga ahaa ee Itoobiya DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa ka qayb galay Xuska 26 Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Xukunka laga tuuray Taliskii Itoobiya ee Dhergiga ee 20-ka Gimbood.

Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya Barhay Tasfay ayaa Tilmaamay in Mudada 26 ka Sano ahayd ee ka soo wareegtay Markii Itoobiya ay iska tuurtay heeryadii Xukuunkii dhergiga ahaa ay ku talaabsanatay horumar dhinacyo badan leh.

Comments are closed