|

‘’C.raxmaan Cirro Wuu ka Hogaamin Wanaagsan Yahay Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe’’ Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Hogaaminta Musharaxiinta Xisbiyada Qaranka DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la filayaa in doorashadda Madaxtooyo ee Somaliland ay qabsoonto 13-ka Bisha November ee Sannadkan aynu ku Guda jirno ee 2017,Waxaana u taagan Sadexda Xisbi qaran.

Xisbiga Kulmiye

Murashaxa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Murashaxa Madaxweyne Xigeen C.raxmaan Saylici

Xisbiga Waddani

Murashaxa Madaxweyne C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro

Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ambassador Maxamed Aw Cabdi Cali

Xisbiga Ucid

Ilaa iminka waxaa keliya oo la hayaa in Eng Faysal Cali Waraabe uu Yahay Murashaxa Jagadda Madaxweyne halka aanu Xisbiga Ucid weli soo bandhigin Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen.

Comments are closed