|

Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo Lagu Ansixin Lahaa Xeer Muran Badan Dhaliyey DAAWO

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Waxa Hadheeyay Buuq iyo Sawaxan Kadib Markii Mudanayaashii fadhigaasi ka soo Xaadiray ay Qaadaceen Xeerka Bangiyada Islaamiga ah oo ay Sheegeen inuu Yahay Mid Keenaya Ribo.

Sidoo Kale Mudanayaal Ka Tirsan Golaha Wakiiladda ayaa Taageersanaa In La Ansixiyo Xeerkan.

Comments are closed