|

Burco:Bilowga Maanta ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Eedayn u Jeediyay Xisbul Xaakimka Kulmiye DAAWO

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu shaacinayey bilowga diiwaan galinta qaadashada kaadhka codbixiyaasha sidoo kalana lagu wacyi galinayey bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Komiishanka Doorashooyinku Maanta ku qabteen Mgaalada Burco oo ay Si Rasmi ah uga Bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.
Madaxda Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Sidoo kale Xisbiyada Mucaaridka ee Ucid Iyo Waddani ayaa eedayn u Jeediyey Xisbul Xaakimka Kulmiye

Comments are closed