|

“Bulshadda Gobolada Bari Waxaan ku boorinayaa Inay Si Balaadhan isu diiwaangeliyaan” Xildhibaan Jirde Siciid DAAWO

Hargeysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.

Comments are closed