Bulshada Reer Laascaanood oo Dabaal Deg la Yaab leh ku Maamuusay Xuska Munaasibada 18 May DAAWO
Laascaanood 18,May 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Golayaasha kale ee Qaranka ayaa Magaalada Laascaanood kaga qayb galay dabaal dega 25 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.