Britian Qiimaha Tigidhada Dayaaradaha oo cirka isku shareeray iyo qoysas badan oo aan karaynba inay dhoofaan
London April 30,2013(SDN)-Sannad walba xagaaga waxaa dalkii hooyo dib ugu laabta qoysas badan oo ka fiidaysanaya waqtiga xagaaga ee iskuuladu xidhan yahiin .haddaba qoyasaskaa faiido weyn ayaa iyaga carrurtoodaba ugu jiryay inay tagaan dalkii iyagoo dhaqan ahaan diin ahaan iyo maskax ahaaba ka soo faiidaysan jiray lakiin waxaad moodaa inay xaalada Tigidhada ee imiku ay dad badan dhaxalsiisay inanay tahlin karynin inay dalkii u dhoofaan iyadoo dabcan dhaqaalaha Britian oo xumaadayna saamaeyteeda uu leeyahay.
Waa maxay sababta tigidhadau qaaliga u yahiin marka gayiga soomalida ee geeka afrika la tagayo.
1-dayaaradobadan oon tagin
2-dadkii tagayey oo immika batay
3-garoomada oo yar la tago
4- caymis la,aan
Haddaba immika haddii aad LONDON ilaa hargeysa rabto inaad tagto ayaa waxaad ku tagaysaa in ka badan £1000 halkan Losangles oo ka fog hargeysa laba jeerna lagu tago £340.
Abdiranman bidhaan Dahir
Qurbajoognews
Bristol 93.2fm