|

Boqorka Sucuudiga oo Cisbitaalka ku Booqday Xujaydii ku dhaawacmay Shilkii ka dhacay Masjidka Barakaysan ee Xaramka DAAWO

Jidda 14.Sep 2015 (SDN/QJ)- In ka badan Boqol Qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen Kadib Markii uu ku dumay Wiish lagu dhismo celinayay Masjidul Xaramka si ay u soo Gutaan Waajibaadka Xajka ee Sannadkan.
Dhacdadan oo inta la xaqiijiyey ay ku naf waayeen 107 Ruux ayaa Waxaa Xujaydii dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaasi ku booqday Cisbitaalka lagu dawaynayo Boqorka dalka sucuudiga boqor Salman binu cabdul casiis,Halka uu Sidoo kalena Boqorku soo Kormeeray Dhismaha Dumay ee Masjidka Barakaysan ee Xaramka.

Comments are closed