Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Siciid Xariir oo ka waramay Boobka uu ku kacaay wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Maxamed Cabdilaahi Cumar
London28Feb14(SDN) Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid laantisa Uk oo Waxa ka socda dalka ee uu yahay boob aan xaad lahayn oo aad moodo in hantidii maguuranka ahayd ee somaliland xukumada kulmiye u boobayso si aan hore loogu arag somaliland tan iyo intii aan xuriyada ka qaadanay boqortooyada britain 26/06/1960. isaga oo u waramaya shabakada qurbejoog.com ayaa waxa uu ku tilmaamay boobkaas oo ah in shirkado private ah ama gaar loo leeyahay oo aay ku danaysanaayaan shaqsiyaadka xilalka heer wasaradeed ee wasiirnimadooda aad moodo in dhamaan 22 wasaradood ee xukumadu aay ka simanyihiin boobka hantida ummada, hadaba madaamoo aay waxoo gaa bilo ah ama (Some Months) aay ka hadheen somaliland Dorashadeeda oo la galayo 2015. waxaan ugu baqayaa dhamaan bulshada reer somalilalnad ko soo jeeda deeganaka beeyada laga soo saaro in u ka socdo boob oo ah corruption iyo boobka hantida ummada ee ka socda wasaradahan anigoo u soo qaadan doona Midmid waxaan hor dhac u soo qadanayaa .
1) WASAARADA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA
Maanta waxaan hor u dhac u soo qaadanayaa wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga ee Maxamed Cabdullaahi Cumar
waasirkani wasiirkan oo aha wasiirkii hore ee arimaha dibada , EE AAYNU OGAYN HEERKA UU GADHSIIYAY SIYAASADA ARIMAHA DIBADA EE SOMALILAND, KADIB MARKAAY DAD BADANI KA QAAYLIYEEN QAXQABADXUMADIISA IYO SIYAASAD XUMADIISA AYAA AAY KHASABKUNOQOTAY MADAXWAYNE SIILANYO INUU AMA ERYO AMA BADALO. DABEED MADAXWAYNUHU WUU BADALAY RESHUFFLE KII UGU DANBEEYEY EE MADAXWAYNUHU WASIIRADIISA QAARNA XILKII KA QADAY QARNA SHADHADHKII UKALA BADALAY, HADABA WASIIRKAN MAXAMED CABDULAAHI CUMAR MARKII LOO MAGACABAY WASARADA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA WAXA UU BILAABAY IN UU SOO CIYAARSIIYO SHIRKADO PRIVATE AH AMA GAAR LOO LEEYAHAY, OO UU KHAYRADKII DALKA KA DILAALO. WAXA UU KA QAYBGALAY SHIRAR CAALAMI AH OO LUUGU TALO GALAY SOMALIA.SIDA MID KA DHACAY NAIROBI KENYA OO UU HORKACAAYAY SHIRKADO DAHABSHILL GROUP HORDHAC U YAHAY. HADAB AKHRISTE ANIGA OO DHAQDHAQAAQA BOOBKA HANTIDA DADKA IYO DALKEENA SOMALILAND WASIIRKANI KULA KACAY WEEK GAN SI WAYN WAX UGA QORI DOONA, WAXAAN SOO QAADANAYAA MASHRUUCIISA U DANBEYEY EE UU KA IIBIYAY SHIRKAD LAGA LEEYAHAY DALKA MARAYKANKA OO UU CONTARACT KU SIIYAY INAAY GURTAAN XABAGTA IYO BEENYADA SOMALILAND SIIBA GOBOLKA SANAAG IYO SOOL ARINTAN OO AAN BARLIEMANKA SOMALILAND EE WAKIILADA LA MARIN OO ANU ANSAXIN DADKA DEEGANKA DAGANA AAN WAX LAGAWAYDIIN ISLAMARKAASINA AAN LAGALA TASHAN HABAYARATEE HAWLAHA GURASHADA XABAGTA IYO BEENYADA GOBOLKOODA, WAAYO WAA SHARCI IN DADKA LOCALKA AH WAXLAGA WAYDIIYO U MALAYNMAAYO SALADIINTA IYO CUQAASHA DEEGANKAASI KA SOO JEEDAA INAAY HAWLAHA WASIIRKAN KU KU KACAAYO SIDAA ANU PARLIEMANKA SOMALILAND BA WAR UGA HAYN UNA ANSIXIN, SIDAASI DARTEED AKHRISTE ACTIVITIGA AMA DHAQDHAQA WASIIRKANI WAA MUSUQMASAQ AAD U BALAADHAN OO DALKA COST GARAYNAYA MILLIONS OF DOLLARS .HADII AAN WAX IDIINKA TILMAMO WASIIRKANI ARINTA BEENYADA IYO XABAGTA EE UU KU MASHQUULSANYAHAY BOOBKEEDA HALKAN KA AKHRISO MASHRUUCU HALKUU MARAYO
…
XOGHAYAHA SIYAASDA XISBIGA UCID UK & EUROPE
SACIID XARIIR DIIRIYE
NUURDAHAB@HOTMAIL.COM…