|

“biyaha aynu helno ee ilaahay ina siiyo intooda badan Bada ayey ku shubmaan iyaga oo wada Caradii wanaagsanayd” Wasiirka Biyaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasaarada khayraadka Biyaha ee Somaliland ayaa daahfurtay Xeerka Biyaha Somaliland, Munaasibada Daahfurka Xeerkan oo lagu qabtay Hotelka Maansoor Ee Hargeysa ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Biyaha Maareeyaha Wakaalada biyaha ee Hargeysa Masuuliyiinka socotay UNICEF, Musuuliyinka tirsan Golaha Xukuumada  iyo Martisharafkale oo tiroban.

Wasiirka Wasaarada Beeraha  Xuseen Axmed Cabdule Oo furitaankii Shirkaasi Khudbad ka jeediyey ayaa faah faahin ka bixiyey Xeerka khayraadk Biyaha.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Biyaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaBiyaha24.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed