|

Bisha Ramadaan oo aan u Qaalibnayn Hogaanka Dalka Masar iyo Cida Bishan Ramadaan loo saadaalinayo

Qaahira 08.June 2015 (SDN/QJ)- Dalka Masar oo ka mid ah Dalalka Ay taariikhda aduunku ku duugan tahay Loona Tago Dalxiiska mudo badana ahaa Wadanka Hogaamiya Siyaasada Dalalka Carabta iyo Kuwa Africa oo uu ka Tirsan yahay ayaa Qas iyo Qalalase ka socdaa mudo 6 sano ah.


Kacdoonka MasarTirab inta la og yahay mudo shan sano ah ayaa shan madaxwene Ay isu badaleen Dalkaasi.

Ramadan Kii 2010 Waxaan Madaxweyne Ka Ahaa Mahamed Husni Mubaarik
Waxaanuu Xukumaayey Wadanka Masar Mudo Ku Siman Dhowr Iyo Sodan Sanadood Waxaana Lagaga Tuurey Kursiga madaxweyne isaga iyo Xukuumadiisaba Kacdoon Shacab sanadkii 2010.

Rabadaankii 2011 Waxaa Madaxweyne Ka Ahaa Janaral Mahamed Xusen Dandaawi Waa Taliyii Ciidamada Wadanka Masar Waxaanuu Qabtey Xilka Markii sanadkii 2010 Wakhtigii Kacdoonka Shacabku Guuleystey Saraakiil Uu Hogaaminaayey Maxamed Husen Dandaawi Ayaa Xilkii La Wareegey WakhtigasO o Isaguna Uu Xilaka Kuwareejiyey Madax Weyne La Soo Doortey Oo Ahaa Madax Weyne Mursi.

Rabadaankii 2012 Waxaa Madaxweyne Ka Noqday dalka Masar Madaweyne Mahamed Mursi Ciise Cayaan Waa Madaxweynii U Horeeyey Ee Rayida Doorashana Ku Yimaada Isagoo 52% Ku guuleystey Kana Soo Jeeda Kooxaha Islaamiyiinta Ee Ikhwaanul Muslimiin Xilkaa Waxaa Uu Hayey Hal Sano Waxaana Xilka Kaqaadey Milatariga dalkaasi Waa sanadkii 2013.

Rabadaanki 2013 Waxaa Madaxweyne Ka Noqday Adli Mansuur Waa Madaxweynihii Ku Meel Gadhka Ahaa Waxaanuu Xilka Hayey Hal sano Xilkana Waxaa Uu Ku Wareejiyey Abdi Fataax Sissies Oo La Soo Doortey.

Rabadaankii 2014 Waxaa Madaxweyne Ka Noqdey Abdi Fataax Sissies Waa Wasiirkii Gaashaan-dhiga Dowladii Mursi Isagaa Hogaaminaayey Inqilaab Kii Lagaga Tuurey Madaxweynihii sida Xortaa Loo Doortey.

Hadaba Su Aasha Maqani Waa Kuma Cida Noqoneys Rabadaan Tan Ina Xigey Madaxweyne Ma Abdi Fataax Sissies Baa Ahaan Mise Waa Laga Tuuri Waxeynu Sugnaaba Waa Rabadaanka Insha Allà …
Soo Diyaariye:
Cabdi Majiid Sh. Maxamed Ibrahim.

Comments are closed