|

“Biriijkii Weynaa ee Magaaladda Burco Wuxuu Qarka u Saaran Yahay inuu Dumo Iyo Qaylo Dhaanta Maamulka Togdheer DAAWO

Burco 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Togdher, kuwa Degmada Burco ayaa ka hadlay waxyeelo ay daadadku gaadhsiiyeen biriishka weyn ee magaalada burco kaas oo qarka u saaran in uu dumo .

Biriijkan oo Xudun u ah Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka Isla markaana ah ka dhalay Magaca Gobolkaas ee Togdheer ayaa haatan u Muuqda inuu Tiirar yar ku taagan yahay Maadaama aanu helin Wax dayactir ah.

 

Comments are closed