“Beeshaydu Ma laha Wax Wargays ah Hal Websit ayay leedahay aniguna waan waayay dhaqaale aan ku bixiyo wargays” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in Beeshiisu aanay Lahayn Wax Wargays ah Halka uu Sidoo kalena Xusay in Hal Mareeg oo Internet ah ay beesha uu ka dhashay leedahay taas oo uu tilmaamay inay Waayeen Warbaahin ay kaga fal celiyaan dacaayadaha laga faafiyo isla markaana uu awood dhaqaale u waayay.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa hadalkan ka sheegay  Shirweynihii 5aad ee Ururka Suxufiyiinta Somalilad ee Solja.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA UCID
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalCali25.mp3″]