|

Beel Ka Mid ah Labadii Ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Dharkeyn Geeyo Iyo Dhumey oo Tilmaamay Cida ay u Hogaansamayaan Fariina u diray Kooxda Khaatumo DAAWO

Laascaanood 12.July 2016 (SDN/QJ):- Madax dhaqameed ka soo Jeeda Mid ka mid ah Labadii Beelood ee Dagaaladu ku dhex mareen deegaamada Dharkeyn Geeyo iyo Dhumey ee Konfurta Gobolka Sool ayaa sheegay in Cida qudha ee ay u Hogaansamayaan inay Tahay Ergadii Hawshaas ku dhex jirtay ee dhaariyey Hal doorka Labada dhinac Waxayna Cadeeyeen inaanay ogolaan doonin hadii Kooxda Khaatumo oo qayb ka ahayd Mashaqadii Deegaankaasi ka dhacday ay soo faro geliso.

Comments are closed