|

Barnamijka Soo Afjarida Colaadii u Dhaxaysay Labadii Beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceel Afweyn 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Madax dhaqameed Gurmad ku tegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Khasaare Nafeed dhalisay ku dhex martay Laba Beelood oo Dhiig iyo Dhalashaba wadaaga ayaa Wejigeedii Kowaad la soo Afjaray.

Comments are closed