Barnaamijkii Dhacdooyinka ee Todobaadkii Tegay ka dhacay Geyiga Soomaalida Iyo Shabakadda Qurbejoog {DHAGEYSO}
Hargaysa 27.Nov 2015 (SDN/QJ):– Ku soo dhawaada Barnaamijkii Dhacdooyinka Todobaadka ee ugu Saamaynta badnaa ee ka dhacay Guud ahaan Geyiga ay degto Bulshada Soomaalidu.
Waxaa barnaamijkan inoo soo diyaariyey Weriye Khaalid Foodhaadhi.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DhacdooyinFoodhaadhi27.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA