“Barashada Culluunta Sharciga & Doorka Dhallinyarada Suxufiyiinta ah” Waa Dood Gaaban {DHAGAYSO}
Hargaysa 18.Nov 2013 (SDN)- Waa Barnaamij Dood Wadaaga ah oo ay Shabaada Qurbejoog.com u Qabatay qaar ka Mid ah Sharci yaqaanada ka soo baxay Jaamacadaha Somaliland Kuwaas oo marka dhinaca kale laga Istaagana ka mid ah Bah’da Warbaahinta Somaliland.
Waxaa doodan ka qayb qaadanaya Weriye Xasan Cumar Xasan oo ka hawl gala Saxaafada Madaxa Bannaan iyo Nuura Maxamed Nuur waxay labadooduba ka mid ahaayeen dhallinyaradii dhawaan ka qalin Jebisay Jaamacada Hargaysa Gaar ahaan Kuliyada Sharciga oo ay Mudo Afar Sannadooda ah ku Jireen.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Doodan oo Xiiso Badan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DoodSharciyaqaano.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com