Baraamijka Dareenka Shacabka oo kulmiyey Xisbiyada Mucaradka iyo Xisbiga Kulmiye oo dood xiiso badan ku dhexmartay London Dawasho wacan
London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa Axmed maxamed maxamuud(Siilaanyo) doodan oo ka qayb galeen xubnaha xisbiga ee u fadhiya Uk Wadani ,Ucid, Kulmiye.
Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka daawo.