Banaamijkii Suaalaha iyoJawaabaha Diiniga
Berlin Aug 13,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale nga guddooma Barnaamijkii Diiniga ahaa ee anu ugu talo galay bishay barakeysan ee Ramadaan oo haatan maalmeheedii u danbeeyay aanu ku jiro.
Akristeyaal isku daya in aad ka jawaabtaan suaalaha inta aydaan eegin Jawaabaha oo aad tijaabisaan aqoontiina Diinta.
1:sheeg kuma ayuu ahaa khaliifkii xukumaayeey markii laa furtay baytul quduus?
2:sheeg caasimaadi dawladi cusmaaniyiinta?
3: suaal sheeg dawaladi caasimadii cabaasiiyiintaa?
4:-Su’aal Sheeg Asxaabigii ugu horeeyey ee ku dhashay Magaaladda Madiina isagoo Muhaajir ah?
5:-Su’aal Sheeg maxaa lagu naaneesi jiray Asma Bintu Abii-bakar?
6:Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay C/laahi Bin Zubeyr?
7:Su’aal Sheeg Asma Bintu Abii-bakar markii ay geeriyoneysay Imisa jir bay aheyd?
jawaab:
JAWAABAHA
jaawab1: waxuu ahaa cumar binu khadaaab RC.
jawaab2:waxay hayd Istaaan buul oo ku taalaa Turkiga
jawaab3: waxay hayd Baqadaad oo ku taala Ciraaq.
Jawab4: Waxa Weye C/Laahi Bin Zubeyr Rc.
jawaab5: Waxa lagu naaneesi jiray Bidaati Al-nidaaqayn.
Jawab6: Wuxu dhashay sanadkii koowaad ee Hijriyadda.
Jawab7: Waxay aheyd 100 sano jir.
waxaa wadajir inoogu soo diyaariyeey : muna maxamed daahir iyo jamac maxamed xandule
jamaca143@hotmail.com