|

Bah’da Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Diray Lamaane ku Soo Biiray Warfaafinta

Deeqa Iyo NagiibDhammaanba shaqaalaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalintu waxaa ay hanbalyo u dirayaan Deeqa Cali Saalax oo Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Gaar ahaan Waaxda Wakaaaladda Wararka Solna  Iyo Saygeeda Nagiib Faysal oo Meherkoodu ka qabsoomay Maantoo Khamiis ah Masjidka Cali Mataan ee Magaaladda Hargaysa.
Shaqaalahaas oo kala ah
Sidiiq Maxamad Burmad Cadaad
Daa,uud Xuseen Xiray

Xuseen Aadan Yuusuf Kurdi

Yuusuf Maxamed Ismaaciil
Sakariye Axmed Muxumed
Xasan Maxamad Yuusuf
Khadar Maxamad Cakuule
Xasan Maxamad Muuse
Xuseen Cabdilaahi Yuusuf Deeqsi
Nuura Maxamad Nuur
Aamina Xasan Cawaale
Yaasmiin Muuse Xasan
Mushtaaq Cabdi Nuur
Raxma Cabdi Wahaab Sheekh Axmed
Ayaan Cabdirisaaq Jaamac
Khadar Quule
Abiib Iiman Xasan
Khadar Maxamad Xaahi
Sicii Faarax muuse
Jamaall Maccalin
Faysal Xiis Weerar
Cumar Maxamad Faarax
Khadar Cabdi Muuse
Fu,aad Cumar Cabdi
Sagal Cabdi Raxmaan Filibiin
Shukri Cabdi Salaan
Deeqa Axmed Cabdilaahi
Yoonis Maxamad Jaamac
Siciid Maxamad Askar
waxay shaqaalahani ay guud ahaan Hanbalyo iy boogaadin ay u dirayaan:
Deeqa Cali Saaalax
Iyo ‘
Nagiib Faysal
maragOo Maanta Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa waxaanay leeyihin noqda labadii isku raaga isku reeya ubad kheyr qabana kala hela
Aaamnin Aaamin Aamin

Comments are closed