|

Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Digniin U Diray Dadka Degan Degmooyinka Xeebaha Galbeed DAAWO

Borama,4Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas.

Badhasaabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegay in uu digniin u dirayo dadweynaha gobolka khaas ahaan kuwa ku nool xeebaha, taas oo ku aadan duufaano dabeylo wata oo shalay ku dhuftay degmooyinka ku teedsan xeebaha. Waxaana uu masuuliyiinta joogga xeebaha uu faray in ay u digaan dadweynaha.

Warka badhisaabka oo dhameystirani waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon:

Comments are closed