Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Safiirka Itoobiya ee Somaliland oo Kulan Wada Yeeshay DAAWO
Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Kulan Kula qaatay Magaalada Boorama Wefti ka socday Dalka aynu deriska nahay ee Itoobiya oo uu hogaaminayo Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland.