|

Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgeeyay dood ku saabsan derbi Kenya ka dhiseyso xadka ay Soomaaliya la wadaagto

Muqdisho June 4, 2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Md Mahad Cawad ayaa saxaafada uga waramay Moshin ay xildhibaanada gollahaasi u soo gudbiyeen Shir Guddoonka.

Mooshinka ayaa ah mid lagu gorfeynayo derbi ama gidaar ay dawlada Kenya ka dhiseyso xadka Soomalaiya ay la wadaagto, Md Mahada Cawad oo arinka sharaxayana waxa uu yiri “Moowshikaasi xildhaabanadu waa aragti ayey kasoo diyariyeen fadhiyada soosocda ayaana laqeeybinayaa marakaseeyna sogaleeysaa  ajandaha  hadii alaah yiraahdo lakiin xildhibaanda weey kahadleen een moshin weey kasoo jeediyeen waana looqeeybin donaa markaasaana lagudagali doonaa sababtoo ah golaha shacabku wax walba oo  shuruucda   shacabka  somaliyeed tabanaya waa eey kahadlaan qaraaro ayey kasoo saran , xukuumadana weey ugu yeeraan si eey ugala xisaabtamaan wixii arintaas ayada ah laga qabto arimo kale oo xaduuda somaliya iyo ethopia oo amaan daraa aad uweeyn waa eey dhacday ayadana xafiiska shir gudoonka mooshin aa kasoogaray”

Dawlada Kenya oo ciidamo ka joogaan Soomaaliya ayaa weeraro lagu hoobtay waxa dalkooda ku qaaday kooxda Al Shabaab oo ka biyo diidan joogitaan ciidamadooda.

SDN/QJ-Muqdisho

contact@qurbejoog.com

Comments are closed