|

Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomalia Ayaa Maanta Cod Aqlabiyada Ku Meel mariyey Raysalwasaraha Cusub Ee Dawlada Federaalka Ah

cusub

Muqdisho Dec/24/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka dawlada federalka ah  ee somalia ayaa maanta fadhi ay ku yeeshen aqaka umada waxay cod aqlabiyada ku  meel mariyeen raysalwasaaraha cusubee dawlada federalka somalia iyadoo uu fadhiga shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamanka somalia prf maxamed sheekh cisman jawaari  iyadoo ay fadhigaasi ka soo xaadiren  224 xildhiban  iyadoo kalsoonida  ansixinta siiyen 218 xildhibaan halka afar mudane kaaamusen iyado kulankaasi ay goob joog  ahayen  madaxwaynaha somalia  oo halkaasi khudbad  ka jeediyey ayaaxildhibaanada uga mahad celiyey  sida hufan  eey u ansixiyen  raysalwasaaraha cusub  sidoo kale waxan isnaha halkaa khudbad  ka soo jedeyey  raysalwasaraha cusub  isagoo aad uga hadlay khilaafka xafiiska madaxwaynaha iyo raysalwasaraha ka dhex dhasha isagoo balan qaaday inii si  hufan ula shaqayn doono madaxwaynaa dawlada federaalka somalia

Muqdisho SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed