|

Baaq Taageero Ah Oo Daba Socda Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Ciidagale

Bismillaahi Raxmaani Raxiim.
Baaq Taageero Ah Oo Daba Socda Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Ciidagale
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo)
Ku: Asxaabta Qaranka.
Ku: Golaha Guurtida.
Ku: Golaha Wakiilada.
Ku: Cidkasta Oo Danaysa Nabada Iyo Horumarka Somaliland.
Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Gudida Diwaangalinta.
Ujeedo: Taageerid Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelaha Ciidagale-weyne Ee Ku Salaysnaa In La Qaadaco Diwaangalinta Madaniga Ah Ee Dhinaca Ka Raran.
Anagoo ah Cuqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Mujaahidiinta, Cullima’awdiinka Iyo Dhalinyarada Jaalliyada Beelaha Ciidagale-weyne ee ku nool dalka Maraykanka waxaanu si buuxda u taageersan-nahay Bayaankii ay  soo saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelaha Ciidagale ee ku sugan magaalada Hargeysa.
Marlabaad waxaanu soo gudbinaynaa nuxurka qoraalkayaga oo ka turjumaya dareenka guud ee beesha Ciidagale-weyne ee ku nool dalka Maraykanka oo ah tabashada saamigii beeshu ku lahayd Jamhuuriyada Somaliland oo uu ka indho qarsaday Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siiraanyo, isagoon tixgalinsiin maamuuskii soo jireenka ahaa ee beeshu ku lahaan jirtay
Dowlada Jamhuuriyada Somaliland. Isagoo dhamaan mansabyadii beeshu xaqa ulahaydna uloogay beelo kale. Isagoo Madaxweynuhu cadaadis siyaasadeed kula jira beesha si toosa iyo sidad-banba. Faragalin joogta ah oo lagu hayo arrimaha biyaha IWM.
Waxaanu bayaankayagan ku cadaynaynaa in beeshu samir iyo dulqaad in badan ka muujisay arrimo guracan oo ay xukumadu beesha kula kacday, intaasna beeshu waxay wax walba ka hormarinaysay nabadgalyada iyo danta guud ee shacabi-weynaha reer Somaliland.
1-Hadaba Maanta Markii Aanu Aragnay diiwaan-gelinta madaniga ah ee hada la wadaa inay tahay mid xambaarsan siyaasado dhagaraysan oo lagu doonayo in lagu curyaamiyo beelaha Ciidagale, laguna doonayo in tirada beesha hoos loogu dhigo, si mustaqbalka saamiga Adeegyada Bulshada, Mashaariicda Horumarinta iyo ka qayb qaadashada dhinacyada siyaasada loogu wiiqo, iyadoo la adeegsanayo diwaangalintan madaniga ah oo deegaanadii beesha qaarkoodna laga tagay qaarna goobo cayiman oo aan ku filnayn loo yeedhiyay.
2-Markaanu aragnay in degmada Maxamed Mooge aan lagu soo darin goobaha ay diwaangalintani ka dhacayso, oo si badheedh ah looga tagay, iyadoo ah degmada ugu dadka badan ee degmooyinka ay Caasimada.
3-Markaanu aragnay in la duudsiyay tiradii degmada Maxamuud Haybe xaqa u lahayd.
4-Markaanu aragnay in aanay jirin cid beesha Ciidagale ku metasha Gudida Diwaangalinta (Steering Committee-ga iyo Task Force-ka Midnaba) oo ahna ta keentay in beesha deegaankeeda si toosa loo qadiyo oo loo duudsiyo, marka la eego tirada goobaha diwaan-galinta loo qorsheeyay iyo goobaha teel-teelka ah.
5-Anagoo ogsoon in degmada Sallaxley tahay degmada labaad ee ugu baaxada weyn degmooyinka dalka.
6-Anagoo ogsoon in degmada Sallaxley tahay degmada ugu faca-weyn degmooyinka dalka.
7-Anagoo ogsoon in degmada Sallaxley maamusho 37 Tuule taas oo laga dhex samayn karayo gobol iyo degmooyinba, isla markaana ay leedahay gole deegaan oo lasoo doortay.
Sidaa La’ajligeed Marlabaad waxaanu si xushmad iyo sharaf mudan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siiraanyo uga codsanaynaa inuu dib u eegis ku sameeyo sida iyo qaabka loo qaybiyay goobaha diwaangalinta Madaniga ah, gaar ahaan Degmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley, si shacabka daggan degmooyinkani u helaan xuquuqdooda wadani-nimo.
Gaba-Gebo.
1- Haddii Dawladdu isku daydo in ay ka fuliso diiwaan-gelinta madaniga ah deegaanka Beeshu degto iyadoo la raacayo habka hadda wax loo qaybiyay. In dowladu qaadi doonto wixii cawaaqib xuma ah ee ka dhasha.
2-Waxaanu ugu baaqaynaa dhammaan Salaadiinta, Boqorada, Cuqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Cullima’awdiinka, Haweenka, Dhalinyarada,Qurbe-Joogta, Madaxda degmooyinka, Siyaasiyiinta iyo wax-garadka Beesha  in ay is hortaagaan oo aanay ogolaan in la marsiiyo diwaan-gelinta Madaniga ah ee sida indho la’aanta ah loo soo maleegay.
Allaa Mahadle.

Magacyada Xubnaha Baaqa Soo Saaray.

1- Maxamed Cumar Yey (Gudoomiyaha Beelaha Ciidagale Ee Maraykanka)
2- Shabcaan Cabdilaahi Oomaar (G/Xigeenka Gudida Beelaha Ciidagale Ee Maraykanka)
3- Eng-Xassan Muuse Aadan (Xoghayeha Gudida)
4- Sheekh Xusseen Cabdilaahi (Xoghayeha Maalliyada Ee Gudida)
5- Maxamed Xirsi (Xubin)
6- Xaliimo Sheekh (Xubin)
7- Cabdi Kooraleeke (Xubin)
8- Chief Caaqil  Axmed Xassan Bucul
9- Chief Caaqil Xassan Maxamed Jaambiir
10- Oday Maxamed Xaashi Geelle
11-Oday  Aw-Muuse Jidhif
12-Oday Yuusuf Jaamac Qaasin
13- Ganacsade Ibraahin Guuleed
14- Duuliye Sare Kornayl Maxamed Cabdi Xodh-Xodhle
15- Kornayl Muuse Axmed Sheexaari
16- Mujaahid Rashiid (Iffiso)
17- Mujaahid Khadar Xassan Taajir (Qarxiye)
18 -Pro’ Maxamed Jaamac (Shiine)
19- Pro’ Xusseen Xassan Tansaani.
20- Pro’ Maxamed Xassan Musse Sheekh Haaruun
21-Dr’ Cali Yuusuf Ducaale
22-Dr’ Mustafe Xariir Cabdi.
23-Dr’Cabdiraxmaan A. Yuusuf.
24-Dr’ Caydiid Cigge
25-Dr’ Xusseen Sulub Ciise
26-Dr’ Warsame Aw Cabdi Gahayr
27-Dr’ Guuleed Xusseen Muuse.
28-Dr’ Cabdi Yaasiin Cismaan
29-Dr’ Cabdiqaadir Ismaaciil Cubulli
30-Eng- Axmednuur Muuse Xassan
31-Eng- Axmed Maxamuud Yuusuf (Axmed Number)
32-Eng- Axmednuur Xassan Xaaji
33-Eng- Amiin Daahir Caynaashe
34-Eng- Maxamed Xassan Dhinbiil
35-Eng- Khadar Muuse Axmed
36-Oday Maxamed Aadan Dhagaweel
37-Oday Axmed Buux
38-Eng- Maxamed Ibraahim Guuleed
39-Eng- Axmed Mahdi Xusseen
40- Eng- Mustafe Jibriil Bootaan
41-Eng-Mustafe Mahdi Buubaa
42- Eng-Muuse Cismaan Laangadhe
43- Eng- Cumar Faarax Cabdi (Cumar Ciidagale)
44- E ng- Faarax Diiriye Hinig
45-Eng- Cabdilaahi Cabdi Oomaar
46- Abwaan Cabdi Gaas (Mu Alifka Heesta Annagu Xamar Dooni Mayno)
47- Abwaan Cabdi Cali Xandule (Gudoomiyihii Hore Ee Ururka Gaaroodi)
48- Abwaan Maxamed Cismaan Guuleed
49- Abwaan Cabdiraxmaan Ismaaciil Cilmi.
50- Abwaan Cabdisamad Xassan Aw-Ibraahim
51-Loyar- Cabdi Nuur Maxamed
52- Loyar Guuleed Xusseen Xassan Tansaani
53- Loyar Khadar General Jaamac Maxamed Qaalib
54- Loyar Daahir Cabdiraxmaan
55- Sheekh Cali Yuusuf Qaalib
56- Sheekh Cumar Cabdi
57- Sheekh Xusseen Axmed Guun
58- Sheekh Khadar Cumar Jaamac
59- Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Xassan
60- Sheekh Maxamed Aadan Cismaan (Ilka Dahable)
61- Sheekh Maxamuud (Gadhyare)
62- Sheekh Yaxye Cabdi Bakaal
63- Sheekh Yuusuf Cismaan Cawaale
64- Sheekh Xassan Xusseen
65- Sheekh Jaamac Xirsi Kayd
66-Dr’ Faarax Muuse Aw Ibraahim
67-Mubaarig Axmed Buux
68-Xassan Xaaji Cali Bootaan
69-Cabdiraxmaan Xassan Faarax
70-Cabdiraxmaan Xaaji Cali Bootaan
71-Axmed Canbuul (Ilkacase)
72-Maxamed Aw-Xarbi Kayd
73-Muxiyadiin General Jaamac Maxamed Qaalib
74-Siciid Axmed Buux
75-Maxamed Daahir Mooge (Ina Carara)
76-Axmed Xaaji Cali Bootaan
77- Dr’Xusseen Axmed Xirsi (Dhagaweel)
78- Cabdicasiis Maxamed Buubaa
79-Cabdiraxmaan Suudi Faarax (Axmed Bataan)
80-Cabdilaahi Cumar Xodh-Xodhle
81- Eng-Khadar Cabdi Ibraahin (Khadar Qablayuurur)
82-Maxamed Axmed Yuusuf
83-Maxamed Jaamac Faarax
84-Khaalid Cali Muuse
85-Axmed Maxamuud Elmi
86-Yusuf Maxamed Adan
87-Guleed Cali Muuse
88-Ayaanle Cabdi Warsame
89-Aw Axmed Cali Cumar
90-Muse Cabdilaahi Abokor
91-Maxamed Nuur Awad
92-Warsame Abdi Ahmed
93-Warsame General Jaamac Maxamed Qaalib
94-Khaalid Axmed Xassan
95-Mustafe Jaamac Xassan
96-Cali Jaamac Faarax
97-Cismaan Jaamac Faarax
98-Abshir Axmed Raage
99-Ibraahin Xirsi  Gadhle
100-Mujaahid-Axmed  Cabdi Geelle (Qawdhan)
101-Mujaahid-Bootaan Axmed Raage
102-Mawliid Maxamed Siciid
103-Ibraahim Guuleed Aadan
104-Ganacsade Ibraahim Maxamed Warsame (Baan-Baangiido)
105- Cabdilaahi Cumar Cabdi (Xodh-xodhle)
106-Nuur Xassan Afdiinle
107- Mustafe Cali Yuusuf
108-Mustafe Cali Saleebaan
109-Khadar Cabdilaahi Jaamac
110-Mawliid Muxumed Sheekh Cabdi
111-Maxamed Muxumed Xanan
112-Ismaaciil Cabdi Cali
113-Shaafici Xassan Xussen
114-Maxamed Cali
115-Xassan Jaamac Taarwalle
116-Cabdi Jaamac Axmed
117-Duuliye Sare: Axmed Jaamac (Axmed Ciraaqi)
118-Cabdikariim Mahdi Buubaa
119- Nimcaan Aw-Axmed Ibraahim
120-Cabdiwahaab Maxamed Cali Caabi
121-Sakariya Cabdi
122- Cali Asad Xaashi
123- Jamaal Cabdi
124-Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud
125- Cabdiqaadir Xariir Ibraahim
126-Doctor Maxamed Axmed Mirre (Maxamed Ginni)
126- Cabdicasiis Xodh-Xodhle
127-Cabdikariim Xidig Dacar
128-Cabdi Xariir Saleebaan (Dhoori)
129-Axmed Nuur Odowaa
130-Mawliid Cabdilaahi Faarax
131-Cilmi Cabdi
132- Axmed Cigge
133-Khadar Axmed Saxsaxle
134- Cabdirashiid Maxamed Koodbuur
135- Axmed Cabdi Gudhane
136- Maxamuud Gaab
137- Axmed Xariir Adan
138- Xassan Cismaan Qawdhan
139-Eng-Cabdicasiis Maxamed Iid
140- Mustafe Axmed Xassan
141-Cabdi Nuur Xassan
142-Eng-Cabdi Suudi Axmed
143-Cumar Cali Batawle
144- Xusseen Xassan Faarax
145- Ganacsade Maxamed Nuur Aadan ( Ina Nuuryare)
146- Cabdiraxmaan Caliyow
147- Mustafe Ibraahim Raage
148- Maxamuud Xusseen Ildab
149- Cabdiraxiim Ibraahim Cabdi Aw-Muuse
150- Khadar Axmed Batun
151- Bashiir Nuur Adanyare
152- Khadar Qorane
153- Cumar Haybe
154- Ibraahim Xassan Xirsi
155- Maxamuud Xassan Xirsi
156- Mujaahid Iid Xassan Raage
157- Cabdiraxmaan Maxamed Oday
158- Asad Yuusuf Nirig
159- Cabdikariin Cali Biixi
160- Qorane Raage Maxamed
161- Mustafe Ibraahim Askar
162- Maxamed Xirsi Cabdi
163- Cabdi Good
164-Cabdixakiim Xassan Cali Waraabe
165- Cabdiraxmaan Xassan Faarax
166- Siciid Axmed Guun
167- Naasir Jibriil Yuusuf
168- Sharmaarke Faysal Cali Waraabe
169- Mustafe Jaamac Faarax
170- Canbuule Cumar Taraydh
171- Axmed Cilmi Diiriye
172- Cali Jaamac Faarax
173- Cabdiraxmaan Camay
174- Siciid Faysal Cali Waraabe
175- Xusseen Bulaale
176- Xassan Bulaale
177- Cabdi Jaamac Xayd
178- Cabdilqaadir Cumar Taraydh
179- Naasir Aadan Camale
180- Ismaaciil Faarax Nuur
181-Maxamed Cawil Caameed
182- Mustafe Bidhaan Xaaji Daahir
183-Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Aw-Jaamac
184-Cismaan Xaaji Muuse (Qalanboosh)
185- Ismaaciil Cabdilaahi Aw Jaamac
186- Mustafe Cabdilaahi Aw Jaamac
187-Guuleed Cabdi Cismaan Garraw
188-Mujaahid Ismaaciil Muxumed Maxamed (Hogaankii SNM Ee 3-Aad)
189- Mujaahid Garaad Cali Cismaan (Hogaankii SNM Ee Barkhad)
190- Mujaahid Khaalid Nuur Axmed (Hogaankii SNM Ee Koodbuur)
191- Mujaahid Mukhtaar Aw Geedi Sheekh
192- Mujaahid Shucayb Bashiir Godane
192- Mujaahid Jamaal Yuusuf Warfaa
193- Mujaahid Nimcaan  Kaahin Xaaji
194- Duuliye Sare: Maxamed Axmed Jaamac
195- Pro’ Ismaaciil Xassan Sheekh
196- Cabdiraxmaan Maxamuud Muuse Cawaale
197-Kornayl Cabdilaahi Maxamuud Cumar
198-Maxamed Maxamuud Diirqadhaadh
199-Cabdixakiim Maxamuud Diirqadhaadh
200- Mustafe Maxamuud Diirqadhaadh
201- Axmed Ibraahim (New Hargeysa)
202- Mujaahid Yaasiin Muuse Cali
203- Mujaahid Nuur Cawil (Nuur Faaltoos)
204- Rashiid Maxamed Axmed
205- Cali Maxamed Yuusuf

 206-Khaalid Aw Muxumed Cali Good
207-Axmed Cabdi Aw Dhuub
208-Suldaan Axmed Yuusuf Goolcade.
209-Oday Jaamac Xassan Xirsi.
210-Baashe Cabdilaahi Aadan
211-Mujaahid Cali Axmed Xaashi (Cali Dawo)
212-Yuusuf Aadan Buraale (Xabashi)
213-Xusseen Haybe
214-Ismaaciil Aw Xusseen
215-Aar Jaamac Dhagoole
216-Maxamed Cali (Wayso)
217-Sheekh Maxamed Ibraahin Xassan
218-Eng-Cabdirisaaq Ismaaciil Geedi
219-Ambassador Cabdilaahi Dhagacade.
220-Khadar Ismaaciil Cilmi (Gudoomiyihii Hore Ee Ururka Gaaroodi)
221-Abwaan Fu’aad Geedi.
222-Khadar Geedi.
Khadar Ismaaciil Cilmi.
Seattle Washington.

Comments are closed