|

Baaq ay soo sareen Gudida beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay gacansad Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay Lascanood

London 10March13 Baaq ay soo sareen gudiga beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay ganacsade Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay  meel u dhaw laascanood taas oo ay dilkaasi geysteen dablay hubaysan oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante khasatan Baharsame . waxaanu ugu baqaynaa madax dhaqameedka waxgaradka aqoonyahanka culimaa udiinka beeshaas inay qayb libaaxle ka qataan sidii nimankaas sharciga loo hor keeni lahaa si loo baajiyo dil aano ah oo labada beelod ka dhex bilaamba. waxa kale oo aanu u diraynaa tacsi qoyskii iyo qarabadii uu ka geriyoday Marxuun Cabdi Xassan Haybe

ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HA IDINKA SIIYO

ISNA NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO GACAN KA GARDARAN BAA DISHAYE.

GUDOOMIYAHA BEESHA EE UK
ABOKOR MAXAMMED

Comments are closed