|

Axmed Xuquuq Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Ugaas Cabdiraxmaan Iyo Qoraa Siciid Maxamuud Gaheyr DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- “Hadii Anu nahay difaacayaasha xuquuqda aadamaha Somaliland waxaanu canbaareynaynaa xadhig kasta oo aan waafaqsaneyn shuruucda dalka” Axmed Xuquuq
“Dadka Haldoorka Ah Iyo Qoraayadu Waa Birmageydada Qarka Somaliland Waa Inaan Xadhigooda Lagu Dag Dagin Oo Aan Aayar Layska Xidhin Ilaa Maxkamaddi Xadhigooda Xalaaleynneyso”

Comments are closed