|

Awaamiir uu Soo Saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada  Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mud, Cali maxamed Waran Cadde, ayaa soo saaray  Degreeto  Ku wajahan  Dib u habaynta iyo Bilicda  Magaalooyinka  dalka.

Degreetadan Wasiirka arimaha Guduhu soo saaray ,waxa  lagu socodsiiyey   maayirada degmooyinka  Hargeysa, Berbera, Boorame, Burco,  Gabilay iyo Laas-caanood iyo dhammaan Gudoomiyayaasha Gobolada Degmooyinkaasi, Waxa  Wasaarada arimaha Guduhu Ku faah-faah-faahisay  sida aanay isu qabanayn  Quruxda dhismayaasha  magaalooyinka laga dhisay  Iyo dhulka u dhexeeya Wajahada dhismayaashaasi iyo Laamiga hor mara.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WARANKA(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed